VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbigayga hoo - Lyrics

qaali maad afgaran qudhan aawaada u qandhaysanoo maad waxuun la qaban maa qaab awliyaa halkan kuugu qoriyo qalbiga wadkood warkan aad igu tidhi qalanjooy hadaan qayb kaa garan lahaa saw mar hore qisada kuumaan qaaleen miyaanad qumane qiirada jacayl qaabilaada wacan qiimayni karayn laabtuu qabsaday qasbayuu xukumay amar qaadatee maantaba qorshaha isla wada qirnee qalbigayga hoo muxibada qafilan aadamaha qabee badanaa qarsaday ana qiimigii qaayahaygiiyoow qalbigayga hoo
Queue is empty
-- / --