VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saban qayr leh - Lyrics

sagal waayo lagu jiray surya laga badbaadyo isu noqay iftiinki sacab guusha lo tumay saymiyo halistii badanyd ala saatira badalay sakara guul lagu farxiyo sareedo hor laan arkaa samada maybaa ka da'ay dhulkiina sacbaa ka baxay saabadii soomali tiiil sadal good lagu nastiyo saban khayrla curtoo saluyo wadnii ilow sahal waxaan lagu helayn oon si fudud ku iman soomalay gobanimo silica waayo arag ka noqo dadkii isku soocane wixii seegaay arkaan ninkii siriyay arkaan masuul soocay dirtaan samada maybaa ka da'ay dhulkiina sacbaa ka baxay saabadii soomali tiiil sadal good lagu nastiyo saban khayrla curtoo saluyo wadnii ilow
Queue is empty
-- / --