VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo iima tihid - Lyrics

intii aan maqnaa ulashada dareen baan la ooyayoo waan u oomanaa aniguba xiskaan ka ilmaynayee aadmiiga uunbaan ka yar aamusnaa sow iima tihid nuurkii indhaha sow iima tihid ayaankii rajada sow iima tihid janadii ifkiyo awoodii qalbiga sow iima tihid oontira jacayl sow iima tihid ima dhiba i dhaya sow iima tihid ooridayda iyo itaalkii wadnaha axdigeeniibaan sii adkaynayoo amarkaagiibaan sii adeecayaa aniguba arlada umadaa ku nool ma arkee cid kale oon adiga ahayn sow iima tihid nuurkii indhaha sow iima tihid ayaankii rajada sow iimatihid janadii ifkiyo awoodii qalbiga sow iima tihid oon tira jacayl sow iima tihid ima dhiba i dhaya sow iima tihid ooridayda iyo itaalkii wadnaha sow iima tihid nuurkii indhaha sow iima tihid i ma dhiba i dhaya sow iima tihid janadii ifkiyo awoodii qalbiga/ itaalkii wadnaha sow iima tihid oontira jacayl sow iiima tihid ayaankii rajada sow iima tihid ooridayda iyo awoodii qalbiga
Queue is empty
-- / --