VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soomaaliyeey - Lyrics

dalkii waa gutaane ma cirkaan dagaysaan dadkii waabad lasyeene ma duulkalaad sugaysaan soomaaliyeeey dulmigaad galaysaan taariikhdaaba daabici daain idinma daaya oo dacarteeda waad heli soomaaliyeey waa ig dardaarane soomaaliyeey amaan danteena gaadhnoo dib u dhisno dalkeenee soomaaliyeey dad daliisii duminayaay dunidii arkeenoo maraakiib gudaafadaa lagu daadinaayaa soomaaliyeey dhuxushaan diraysaan duurjoogtaan dhoofinaysaa daain ma daaya oo dacarteeda waad heli soomaaliyeey waa iga dardaarane soomaaliyeey amaan danteena gaadhnoo dib u dhisno dalkeenee soomaaliyeey daawo iyo dugaaliyo dareemadiyo uduga daaqa carsan dal quroon deegaankeena weeyaan soomaaliyeey dhuxushaan diraysaan duurjoogtaan dhoofinaysaan daain idinma daayoo dacarteeda waad hel soomaaliyeey waa iga dardaarane soomaaliyeey maan danteena gaadhnoo dib u dhisno dalkeenee soomaaliyeey
Queue is empty
-- / --