VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan imanayaa - Lyrics

Muuqiyo indhaha ku abaarsadoo unugyada jirkaa kuu oomanee. Ilwaad quruxeey imaanshaheyga sug axdi kumaan marin. Uurkaad iiga taal ha iga aamin bixin hadii eebe yeelana waan imanayaa. Ibleys baa jiro aadmiga isku diri yaanu kuu imanine oraahdeyda maqal inanyahay ogoow i fkan waxa ku nool adaan kuu jeclahay. Uurkaad iiga taal ha iga aamin bixin hadii eebe yeelana waan imanayaa. LYrics by Moha wali
Queue is empty
-- / --