VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dawo ma leh - Lyrics

Diidayay markii hore Sidaan kaaga dabadhacay Doorsoomay daraaadaa Dadka waa ila yaabaan Kan ihelay anniga Dawo ma leh Yaanan kugu danbeeninee Runtii maan daaleen Doogtii jaceylkaa Igu sii doxeesoo Dab baa igu shidmaayo Dareemaha jirkayguyee Kan idilay anniga Dawo ma leh Yaanan kugu danbeeninee Runtii maan daaleen Adigoon idooneen Anigaa ku doortoo Hablo dunida joogaan Deeqaay kaa jeclaadee Ha igu dilin Jaceyl Dawo ma leh Yaanan kugu danbeeninee Runtii maan daaleen
Queue is empty
-- / --