A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z

Hilow Lyrics

nafjacaylku heloo hogansaday
sidii hayin heeryadii kuraroo
hadhkiyo uukasaaray hoygiiyoo
habeenkii aan hurdaba ladin
adiga kuu heelan baan ahay ee

had iyo goor adiga haybtaadan
hilinka umara hanfiga kululee
hadmaad iihilin doontaa

oohankay iyo laabtay huri
halbawlaha dhiiga aad habi
habsiin qalbigayga abidkaa
hamuumtiyo diiftu ha iga hadhee

nafjacayl hantiyo hiyiga daygay
hadhsaday hanaga iyo laabtedoo
oohug iyo ciil laheetinaysoo
habawday islana hadlaysoo
adiga kuuhawlanbaan ahayee

had iyo goor adiga helidaadan
hilow ugudaa habeen kiiyee
hadmaad iihiili doontaa ee

Queue is empty
-- / --