VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sayf iyo gamuun - Lyrics

jacaylkii ugu sugnaa sanado badan aan sad aragoo samroo calafkiisa sugayoo ku xidhan seetda dartaa muxuu seef iyo gamuun surmiyo ila helay halgaad sartiyo iidiiday jiif waxan sugayaa intaa sadriga kuhayaa anuu samiyo inaan nolol wadaagno intaad sagaleey jacaylka sidii sabigii udhawrtoo sirtiyo ka ilaali hadimoo sidii mayay saymo roob ufiyo saxan saxo qabow cariyo sool sare ku da ayoo gufaaciyo raysku simay siraadka cad ceeda iyo sifnihii daa uuska iyo lamood sagal iyo daruur samays keediyo sifnaha sintiyo sabarkeeda qoran ayaa sahwi igu ridee
Queue is empty
-- / --