VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bilyan dhaan - Lyrics

Bilic muuqa bidhaanteedu boga deeqday Indho buuxsha i bogsiiya igu beeran Soo dhamayso burjigeedu Ma bayaamin ma bayaamin 2x Bilyan dhaana baxsantayda ku baraarey I baxnaansha biligeeda ku badbaadey Kaarka biiya qofki bartay baaqa waaye Waa bilaahi farxad beera Bilcan weeye bilcan weeyee 2x Dhibka baaja lurka baanta boqoradeyda Waana barkii noloshaydani buuxinaayay Ooboshada inta joogo ma buseelo Oobosharka ruux kalena uma baahdo Ooboshada inta joogo ma buseelo Oobosharka ruux kalena uma baahdo 2x Bilan edeb ku barbaartay loona bogey Qof baariya qof bislaadey oo bashaasha Soo haldhaa badankeyga Kuma beerin kuma beerin 2x Beer lula markaan bartay ku mabsuudey I bogsiiya bidhaanteeda ku qaboobay Booga dhaya badankaygana u baneeyay Waa bilaahi bilisoo dhan Kala baxay kala baxay 2x Dhibka baaja lurka baanta boqoradeyda Waana barkii noloshaydani buuxinaayay Ooboshada inta joogo ma buseelo Oobosharka ruux kalena uma baahdo Ooboshada inta joogo ma buseelo Oobosharka ruux kalena uma baahdo 2x
Queue is empty
-- / --