Calankaan dugasadayee
Ciidayda hooyo
Qarankaan coskadayee
Calaamadu uu lahaayee
Casiis igu deeqoo

Cindaygayga Adigaan
Cisho qura ka baxinoo
Dartaa uu cadaan iyo
madoow ii colaadshooo
aad baan kuu ciseeyaa

Waxuu cudur idaayaa haa haa
ishu caafimaadaa
Markii aad cawaaloo
Babaneeeso caadkee
Cadawgaa ha jabo
Calankaygiyuuu
Cadwgaa ha jabo
Ha jabo cadawgaa hajabo

Exit mobile version