dhab u ciida dharaartan ahaataye
dhoolaha cadeeyoo isu dhiiba ubaxyada
farxadoo dhaqaaqoo muujiya dhamantiin

waa ciid dhamaanteen dhaqanadaan lahayniyo
dhaanto aan ciyaarnee dhalin yarooy

waa ciid dhamaanteen dadku wada dhargeenoo
farxad aan la dhoco dhanbaaladana la isu diro

Exit mobile version