VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cudoon - Lyrics

Caddaaniyo qurux cassaana Indhaha cooshiyo ilwaadka Ceegaag suuniyaha cabboon Sidii qaansadii cabbiran Hagaag cirifyada aaxx Cirifyada ku xiraaan2x Hooheey caashaba hablahaaa Iyadaa caynkaa ka dhigannn Cambaaryaha luqunta iyooo Culays kubeey leedahaaaan Amaan carab koobi kerin 2x Cudud camalkaan lahaaaa Caqliga garashada habboooon Sidii xuural cayntii dumaaaar Hablahay kaba caan tahoooo Wanaageedaa cajaba 2x Cuddoon hibashada edaabta Asluubtiyo camal wanaagga Waxaa dhalay caalim shiikhaaaa Anaa ku calmaday hannaanka Casiiis uga dhigay axx Uga dhigay horyaalkaaa 2x Hoheey hadalkiyo codkeeduuuu Malaha cadho iyo xumaatooo Ciiltira weeyaan nafateeduuu Dareen ku casuumay muuqa Kalgacal runa kula Runa kula caweeyso 2x Cudud camalkaan lahaaaaaa Caqliga garashada habboooooon Sidii xuural cayntii dumaaaaaar Hablahay kaba caan tahooooooo Wanaageedaa cajaba 2x
Queue is empty
-- / --