Caddaaniyo qurux cassaana
Indhaha cooshiyo ilwaadka
Ceegaag suuniyaha cabboon
Sidii qaansadii cabbiran
Hagaag cirifyada aaxx
Cirifyada ku xiraaan2x

Hooheey caashaba hablahaaa
Iyadaa caynkaa ka dhigannn
Cambaaryaha luqunta iyooo
Culays kubeey leedahaaaan
Amaan carab koobi kerin 2x

Cudud camalkaan lahaaaa
Caqliga garashada habboooon
Sidii xuural cayntii dumaaaar
Hablahay kaba caan tahoooo
Wanaageedaa cajaba 2x

Cuddoon hibashada edaabta
Asluubtiyo camal wanaagga
Waxaa dhalay caalim shiikhaaaa
Anaa ku calmaday hannaanka
Casiiis uga dhigay axx
Uga dhigay horyaalkaaa 2x

Hoheey hadalkiyo codkeeduuuu
Malaha cadho iyo xumaatooo
Ciiltira weeyaan nafateeduuu
Dareen ku casuumay muuqa
Kalgacal runa kula
Runa kula caweeyso 2x

Cudud camalkaan lahaaaaaa
Caqliga garashada habboooooon
Sidii xuural cayntii dumaaaaaar
Hablahay kaba caan tahooooooo
Wanaageedaa cajaba 2x

Exit mobile version