VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daluun halaguu qodee - Lyrics

maxaan raganimooy dartaa waxbadan dqoniimo qaatay dhibaatada dunida iyo xumaan anigoo digtoon maxaan dusha saartayoo qof ii daran soo dhawaystay waxay doodaydu tahay amase diinteenu tidhi daluun halaguu qodee adigu ka la dagay ahaw maxaan raganimooy dartaa dulqaaad iyo samir dugsaday daraja rabibaa baxshee anoo dambi ruux ka galin maxaan xumo diidayoo wanaagiyo doortay nabad waxay doodaydu tahay amase diinteenu tidhi daluun halaguu qodee adigu ka la dagay ahaw
Queue is empty
-- / --