VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dameer gaari waa faras - Lyrics

si kastoo dadaal iyo wakti door uga lumo dameer gaadhi waa faras dir waxay wadaagan shimbiraha dawaafo digaag baalal kuma yara misna duuli kari waa ku dayaad dad lumise mugdi dama habeenimo dayaxa iftiinsho waa dabiici nuurkuye ha ku daalin ruuxadani way kaa da'a weyntahe inkastoo u duugiyo dami qool is leedahay dushaan kaala jooga dacawiyo libaax dhulku waa u wada hoy misna kala danbayn iyo diwaanba u kala qora ku dayaad dad lumise mugdi dama habeenimo dayaxa iftiinsho waa dabiici nuurkuye ha ku daalin ruuxadani way kaa da'a weyntahe
Queue is empty
-- / --