VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen Caashaq - Lyrics

reerkaan dhisayniyo axdigii maxaa rogay rasmi caashaqii galay raka sare maxa sudhay kala raaara naga dhigay axadkii rogrogo talo samaanteeda raadshaa rugta ugu haboon dhiga xumo laguma raage waa la iska riixaa ruux ku jecel aduunyada lama rubad wareemee kalgacaylku waa rune raxmaay ha ina kala ridin raadka sheekadeeniyo reexaanta caashaqa markaan rcubta guranaa qalbigaygu raystaa labadii rafiiqee riyo been la sheegiyoo balantuna raqiis nqon way is raali galiyaan hadii uu illaahay aqbal iiga dhigi lahaa ifka adiga mooyee inan kale aduunyadan aroos lama wadaageen
Queue is empty
-- / --