VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dawooy adaa ku doonayaa - Lyrics

dawooy adaan ku doonayaa adaa dartaan u daalayaa adaa is diloo dalagaa is dhigayee adaa is diloo wanaageenii dumiyee ha igu daalinee dantaada raac ha igu daaline iga durug walaal waan diidayee duunyo la'aantu ceeb maaha oo ninkii danyarna DAAI'IMKAA u hayee adaa is dilayoo dalagaa is dhigee adaa is dilayoo wanaageenii dumiyee ha igu daaline dantaada raac ha igu daaline iga durug walaal waan diidayee
Queue is empty
-- / --