VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhamays dumar - Lyrics

Dhamays dumarbuu ayaansan Mawluhu ii dooray goorsan Jacaylka kudaartay nuursan Nabdiga ruuxdayda dookhsan Runtii kuu digaaya waasan Adaa dar allee nasiibsan Dar allee nasiibsan Dibnahaa erayada macaan Dhagtii maqashaa dareensan Naftaa doontoo dhagaysan Dhagiyo qalpigani xambaarsan Daweeya gabar ammaansan Dugsiga hadda ii tilmaamsan Hadda dugsiga ii tilmaansan Doortaan yartaan aroosaan Ducada waalidkeedu raacsan Qalpiga iyadaa daweysan Dibnahaa erayada macaan Dhagtii maqashaa dareensan Naftaa doontoo dhagaysan
Queue is empty
-- / --