Heesta Dunida asalkeeda - Lyrics
indheheena dareenka ka abuuran
jacalka arxanka iyo nolosheena
arinkayga iyo kaaga isma diidin
marnoo inagaa is fahmayna
adunida asalkeeda
abidikay qofsidaada
isha kuma eegin ma arag
matalkeeda arlada midku gaadha
ma dhalan mana joogto
abshir weeyi macaan
eraygaad itidhaahdoo
aqbal weeyi xabiibi
taladaada hagaagsan
albidiyo ruuxada
adigaa wadnahayga
axdigena jacalka abtirkisa
wanaagsan ubadkiyo xididkisa
waa abiyo isirkiyo awal
ruux lahoo aasasay xabiibi
dhankastoo laga eego
iin maloo xubigeena
kalsoonida awgeed
la inagu sidan u astaynay
uunku wada qaaday