VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farxiyo - Lyrics

neecaw jacaylbaa niyada ii gashoo nasrii ilaah isiiyiyo waxad tahay nasiibkay naftan ku hibeeyee iga ilaali nabarada nuurkii naqaygee adaan kugu nanabayaa ila naaxi farxiyooy boqoradaydaay nikaaxaaga waan ku nastee ha nusqaamin waligaa nimciyo barwaaqaa rabi noogu deeqoo nashaadkaan sugayniyo hodan nuura inanta a mudo naawilaynaa nala joogta wacaneey nux nuxliyo warkii kuwa naar afuufka naga ilaali
Queue is empty
-- / --