VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gob iyo nasab - Lyrics

Qalbiga wehelkii wanaaga faraay Wadada janadee wadnaha aadaay Waagii baryee wacnaanta sidee Wixii ku dhibaa wad i leegoo Adaa walbahaarka waabinayee Adkee wacadkoo ka dhawr wiirsiga Waraabi jacaylka waaxyaha oo Ka weeci namiimka weerarayoo Ku waani naftayda weedh qurxisoo Danteena waxyeelo yaan loo warin
Queue is empty
-- / --