VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hablaha qureeshtooda - Lyrics

hobeey hoobaalayoow hobeey hoobaalayoow yartaay yarta qalanjada a qosolka ilkahaaga iyo cabaadh yaha qoorta iyo quruxda rabi kugu galaday qadarin waad mudantohoo adigaa hablaha ugu qiima badan hobeey hoobaalayoow hobeey hoobaalayow qoordheer sida qaalin geel xaflada qabanqaabaded qorshaha waa hagaagayee qurxoon qamar nuur badneey qadarin waad mudantohoo adigaa hablaha ugu qiima badan yartaay yarta qaaliga hablaha qureeshtoodiyeey qaarada geeska afrika adaa ugu qaransane gadarin waad mudantohoo adigaa hablaha ugu qiima badan
Queue is empty
-- / --