VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hani sharaf - Lyrics

Geenyadii haween Gebi ugu lahayd Guurkeeda sharaf Gacalkii dhamaan Way garbiyeen 2x Gabay iyo amaan Heesaha gudboon Kuu kala gurnaye Gabay waad mudnayd Haniyeey mudnayd 2x Gobtu waa nasabe Gabadhii gal mududug Ahayd sharaf gudoon Geesi baa la yiri Gacalkoo ku jecel Guur looga yahay 2x Gesigii ragee Gar yaqaano dhalay C/qani gobtii Guri ceel ka yimi U sil raad u galay 2x Gacal iyo xigaal Way garaacayaan Sacab iyo gurbaan Gaafkaaga dhacay C/qani mudnaan 2x Gobtu waa nasabe Gabadhii gal mududug Ahayd sharaf gudoon Geesi baa la yiri Gacalkoo ku jecel Guur looga yahay 2x
Queue is empty
-- / --