VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hodan - Lyrics

hodan indhahaygiyeey hamigii qalbigaygaay horaalkii dumarka iyo waxaa tahay lama huraan haldhaa wadankeeda iyo hidiyo dhaqankeeda jecel habeen dhalad lagu hirtaay halyeeyad lagu guursadaay adaan kuu heesayayaayoo adaan hablahaba dhamaan hodan kaala soo baxee hubaashii naftaa ku jecel hodan cishqaygiyeey haween quruxdaydiyeey horyaalkii duamarka iyo waxa tahay lama huraan haldhaa wadankeeda iyo hidiyo dhaqankeeda jecel habeen dhalad lagu hirtaay halyeeyad la guursadaa adaan kuu heesayaa adaan hablahaba dhamaan hodan cadeyyeey habii hodan kaala soo baxoo hubaashii anaa ku jecel
Queue is empty
-- / --