hodan indhahaygiyeey
hamigii qalbigaygaay
horaalkii dumarka iyo
waxaa tahay lama huraan
haldhaa wadankeeda iyo
hidiyo dhaqankeeda jecel
habeen dhalad lagu hirtaay
halyeeyad lagu guursadaay
adaan kuu heesayayaayoo
adaan hablahaba dhamaan
hodan kaala soo baxee
hubaashii naftaa ku jecel

hodan cishqaygiyeey
haween quruxdaydiyeey
horyaalkii duamarka iyo
waxa tahay lama huraan
haldhaa wadankeeda iyo
hidiyo dhaqankeeda jecel
habeen dhalad lagu hirtaay
halyeeyad la guursadaa
adaan kuu heesayaa
adaan hablahaba dhamaan
hodan cadeyyeey habii
hodan kaala soo baxoo
hubaashii anaa ku jecel

Exit mobile version