VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iftiin - Lyrics

indhuhu waxay eegayan waxay u ilmaynayaan iftiin nuur soo baxshiyo ruuxay dhaxal ka helan hadana waa amar alle anoo intii uga goay hadaan ag istaago hadana eray uma sheegan karo ha kuu tidho weeyo caashaqu awood aan ku caabiyiyo hadaanan inta karayn afkayga waan xidhanayaao ishaan ka tilmaamaya uurku wuxuu doonaya wuxuu u cabaadaya ilayskii caashaqiyo ruuxan arkayo ka helay hadana waa ayaan daree anoo u ilmaynaayo hadana arageda nugul hadaan indha saaro hadana eray uma sheegan kare ha kuu tidho weeyo caashaqu awood aan ku caabiyiyo hadaanan inta karayn afkayga waan xidhanayaao ishaan ka tilmaamaya
Queue is empty
-- / --