VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaaba nuura - Lyrics

Kaaba nuura hadalo kaaha Karan hilaacaad markaan ku eego Kashaa qabawdo kurba I daysa 2× Kolkaan ku waayo naftaa karhaysa Koonka oo dhan Kalgacaylkan adaa ku keena Dareen ku saaqa kuli naftoo dhan Kalgacaylkan adaa ku keena Dareen ku saaqa kuli naftoo dhan 2× Kaaba nuura hoohoohoo Kaaba nuura haahaahaa Kaaba nuura lalaalalaa Kaaba nuura hoohoohoo I koolkoolsha adaa kadeedka Iga kafeeyaa Markaan ku haysto Naftaa kaynaanta Farxad kifaaxdaa 2× Kolkaan ku waayo qudhaa karhaysa keli ahaanta Kalgacaylkan adaa ku keena Dareen ku saaqa kuli naftoo dhan Kalgacaylkan adaa ku keena Dareen ku saaqa kuli naftoo dhan 3× Kaaba nuura hoohoohoo Kaaba nuura haahaahaa Kaaba nuura lalaalalaa Kaaba nuura hoohoohoo
Queue is empty
-- / --