Kaaba nuura hadalo kaaha
Karan hilaacaad markaan ku eego
Kashaa qabawdo kurba I daysa

Kolkaan ku waayo naftaa karhaysa
Koonka oo dhan
Kalgacaylkan adaa ku keena
Dareen ku saaqa kuli naftoo dhan
Kalgacaylkan adaa ku keena
Dareen ku saaqa kuli naftoo dhan

Kaaba nuura hoohoohoo
Kaaba nuura haahaahaa
Kaaba nuura lalaalalaa
Kaaba nuura hoohoohoo

I koolkoolsha adaa kadeedka Iga kafeeyaa
Markaan ku haysto Naftaa kaynaanta
Farxad kifaaxdaa

Kolkaan ku waayo qudhaa karhaysa keli ahaanta
Kalgacaylkan adaa ku keena
Dareen ku saaqa kuli naftoo dhan
Kalgacaylkan adaa ku keena
Dareen ku saaqa kuli naftoo dhan

Kaaba nuura hoohoohoo
Kaaba nuura haahaahaa
Kaaba nuura lalaalalaa
Kaaba nuura hoohoohoo

Exit mobile version