VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kadeed - Lyrics

kaahii ii baxee kal hore caashaqan kabadee ku raystay kacaankii xiisahaagee ku shaafiyee kumanaanta arag ka yeelay kolkaa sareetoo wadnaha kuudkii dhex yiilay kashkiyo laabtana ku beeray maxaa helay kaalintaadii ma kaba hawdbuu ii geeyo koyaan lee uu ila dhex qaadoo kadeed miyaan dalbaday kun baad haasaaawisaanoo kaw miyaad kala baxdaanee dhankayga intaan kabaayey hadaad kala haadinaysay kalsonidii kabteedii tuurtay kaaf iyo kala dheeri weeyee kor waayeel waa wada indhee ma kala maan baa abuurmay ma kabo hoodbuu i geeyoo koyaanle buu ila dhex qaaday kadeed miyaan dalbaday
Queue is empty
-- / --