VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kalgacayl xad dhaaf - Lyrics

Kalgacayl xaddhaafoo Xawaareenaya baa Xeradaan ku noolahay Xalay igu soo galay Durbaba xanuun baa Xidaddada dhaxqaadoo Xabadkayga dagayoo Aan la xiiqayaa wali Ma xisaabi karayoo Sida xaalku iga yahay Ruuxaan shalay xumeeyaan maantana uxeranhay Ruux aan shalay xumeeyaan Maantana uxiisay Qof walboo xasuusnaw Waxaad xeerataabaa Xaansho kugu qoranoo Xaqiiqdiina waad heli Anna maan xurmayninnee oo maan xaqdhowrinee Anna maan xurmayninnee oo maan xariirinee oo xubigaa iqabtee Waa taan xakaartee Ma xisaabi karaayoo Sida xaalka iga yahay Ruuxaan shalay xumeeyaan maantana uxerannahay Ruux aan shalay xumeeyaa Maantana uxiisay
Queue is empty
-- / --