logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaska cad mp3 ahaan

Sawirka Dayax dalnuurshe

Dayax dalnuurshe

Fikradaada ka dhiibo heestan

Kaska cad lyrics

caashaqa tirtir baan lahaa
kaboo ka karin tiree
sawnigan ku tagayee
calaalka sheekadiyo
kaftanka lays dhaafsadaa
ku filan noloshaan is idhiye
sawnigan kumbadayee
naftaydu waxaanay karin
kolaba lama doonayee
cishqigan igu sii kordhiyo
keenadan luquntayda sudhan
waa kadis aan daawo lahayn
calol yow iyo kurbadu
faa,ido ma keenayaane
markaan kaligay tashaday
go,aankii waxaan ka dhigay
dookhaygu miduu kabsaday
kalsooni inaan idhaa
kal iyo laaban rabaa
kaligeed uun baan jeclahay
kaska cad uun baan dooonayaa
kaliyo kayd baan u ahayd
kaligeed meel u yaal
Lyrics by Masuul.com

caashaqa intaan kor tagay
sawnigan kiish wayn darsaday
sawnigan ku gurayeey
hasaaw kooban iyo
sarbeeb kooban kaliyaa lahaa
ka badan kuma dhaafi doonee
sawkan ila tagayee
naftaydu waxaanay karin
kolaba lama doonayee
cishqiigan igu sii kordhiyo
keenadan luquntayda sudhan
waa kadis aan daawo layn
caloolyawgiyo kurbadu
faa,ido ma keenayaane
markaan kaligay tashaday
go,aankii waxaan ka dhigay
dookhaygi miduu kasbaday
kalsooni inaan idhaa
kal iyo laab baan rabaa
kaligeed uun baan jeclahay
kaska cad baad doonaayaa
kaliyo kayd baan iyada u ahay
kayd meel u yaal

Wax hays ah kuma jiraan
-- / --