VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Layga guursaday - Lyrics

hadii la iga kaa guursado axdigaan gorfayniyo cishqigeenii gaagaxay waan ka gacan banaanahay adna aad i gioysoo ii garaabi waydoo igu dhaaftay gagi madhan inaan gayaan ka quustoon guumooboon fadhiistiyo inaan guuro maanta miduun ila gudboonee hadii lurku igu gadaanmoo guri kale yagleeshoo gayaankay u hoyatoo ana gooni aan ahay farta la igu godoyoo gaar la iiga faqo'oo godob caashaq aan sido
Queue is empty
-- / --