VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta maryan - Lyrics

adaa u aturan hablaha qarnigoo anshaxa maryaneey adaa usitee nuurkii arligeen u aaminayaay awlaad kalgacayl kusoo ababtaay inaad nasab tahay maryaneey inaad nasab tahay anaab ogsoon akhlaaq wacan baad ugbad uheshoo asluub iyo sharaf ilaa ixtiraam aduun kuma arag midaanku agdhigo adoo ifka nool indhuhu meel kale ma eegi karaan awood uma loo amaan qof diirshaa ku dheehan oge ahey kan ku helay ayaan badanaa maryaneey ayaan badanaa odaab badaneey ilwaad quruxeey abaal qof lahoo wanag maryaney adaa sharaf loo kadiiran intoo ogow dabci wacan adaa iska loo alla kuu dhalshay maryaneey alla kuu dhalshay dulqaad aqoon edeblaad astaan utahoo aduunka dhanbaa iftiin utahee ilays nuuraay adeecsanidaa nuuraay adeecsanidaaa adoo ifka nool indhuhu meel kale ma eegi karaan awood uma loo amaan qof diirshaa ku dheehan oge ahey kan ku helay ayaan badanaa maryaneey ayaan badanaa adoo ifka nool indhuhu meel kale ma eegi karaan awood uma loo amaan qof diirshaa ku dheehan oge ahey kan ku helay ayaan badanaa maryaneey ayaan badanaa
Queue is empty
-- / --