VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naftaad utahay wehel - Lyrics

sadkii aduunkoo daain isiiyee adaa i deeqoo dumarna ka soocdee dabacsanaantiyo damiirka toosan naftu ku doontaye miyaaban beby ku dayn karaa ku diidi karaa adaan dareemini caashaqa dantiis dahab la moodyeey kuma dayrin karo kuma diidi karo naftaad u tahay wehel daryeel jacaylkoo dulqaadna muuji duugoobi maayo jacaylka hadii la dhawro aragaaga daymada ku ildoogsada diric habloodeey dugaashibaad ii tahay miyaan ku dayn karaa walina ku diidi kara
Queue is empty
-- / --