VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rajo kabaay - Lyrics

a raja kaabay waxa tahay rays roob da'aayiyo raxmad hoortaye raasmaaley raaxo socota runada go a lagu raaye ruux gobaad tahay runada go a lagu raaye sagaley aad tahay raaaliya tahay raga oo idil ay rajeeyan in ay reeriyo ruga la taagte rabi sagaleey rafaad kaa dhowr reexan udug lihiyo rasmi baa tahay aan rafaadiyo wakhti fiiqiyo riyo beenba alle tusinoo raaxo lagu dhalay rafiiq dhaladiyo runta sheegtiyo ruux goobaad tahay huuno aad tahay rafiiq dhaladiyo runta sheegtiyo ruux goobaad tahay sagal aad tahay raaaliya tahay raga oo idil ay rajeeyan in ay reeriyo ruga la taagte rabi sagaleey rafaad kaa dhowr
Queue is empty
-- / --