Heesta Ruqiya - Lyrics
daacadiyo dad nimadan dadka kaaga soocdoo damci maayyo ruux kale intaad dunida jogtee
dahab iyo xul baad tahay
deer curatay baad tahay
dad warkiis madiido ii daacad baad tahay
ruqiyoy dawaad tahay
dareen caashaq baad tahay
aan ladeen karaynoo
iga daadag taa tahay
ubad daadaheenee
daruur caafimaaday
rabi deeqda kuu badi
taan dumarba uga go ay
dulqaad eebe siiyee
intuu daa im uumana
adigaa dad ii xiga
doc kastoon ka eegaba
dumar kaad wax dheer tahay
dab cigaaga wacan baa
aniguna ku diir saday
ruqiyoy dawaad tahay
dareen caashaq baad tahay
aan ladeen karaynoo
iga daadag taa tahay
ubad daadaheenee
daruur caafimaaday
rabi deeqda kuu badi