VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo dhawaaw - Lyrics

Aday sacidyoo siguud Dadkaagii soo dhawayn Intay kuu sacab tumayn Samaan kugu dhowrayaan Allahii kuu sameeyaybaa intuu qurux kugu sawiray Sad wayn kaa siiyayoo Adaa adaa adaa Adaa dumar ugu sitee Sacdiyo siman soo dhawaaw/Dalkaaga ku soo dhawaaw Seeraha xarar dheeryiyo Socdaal hobyo soo maroo Dhulkaynu sabool ma lahee Cadaado ku seexo nabad Baraa ilaah hakugu simee Wardhiiglay ku seexo nabad Baraa ilaah hakugu simee Adaa dumar ugu sitee Sacdiyo siman soo dhawaaw Baraa ilaah hakugu simee
Queue is empty
-- / --