Aday sacidyoo siguud
Dadkaagii soo dhawayn
Intay kuu sacab tumayn
Samaan kugu dhowrayaan

Allahii kuu sameeyaybaa
intuu qurux kugu sawiray
Sad wayn kaa siiyayoo
Adaa adaa adaa
Adaa dumar ugu sitee
Sacdiyo siman soo dhawaaw/Dalkaaga ku soo dhawaaw

Seeraha xarar dheeryiyo
Socdaal hobyo soo maroo
Dhulkaynu sabool ma lahee
Cadaado ku seexo nabad
Baraa ilaah hakugu simee
Wardhiiglay ku seexo nabad
Baraa ilaah hakugu simee

Adaa dumar ugu sitee
Sacdiyo siman soo dhawaaw

Baraa ilaah hakugu simee

Exit mobile version