VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubaxii hobyo - Lyrics

aliflee walee ifka kumanan araga ifka kuma arag idiloo kale inan loo dhigee waa helo khayr ixtiraam gobee lagu abaabiyo ehel looga dhigaye ubax weeye ifoo hobyo aan ka arkee indhahaygii arkaa ku ildoogsade ma iloobi karee eshcalaa quruxlee inan la guursado aqal lala galo oori laga dhigtaa runtii waa ayada dhamaan unugyadiyo uurkiyo wadnahee ku abuurantee waan aaminee ubax weeye ifoo hobyo aan ka arkoo indhahaygii arkaa ku ildoogsade ma iloobi karee eshcalaa quruxlee
Queue is empty
-- / --