VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wehelkii nolasha - Lyrics

wacdiga diintiyo waayeel horaa yidhi rag wax u wacan midka reerkii wanaajiyee waqti sii marwadaada nacab weererkiisiyo xaasid weedhuhuu sido adaa ka waabin kare e waqti sii marwadaada waa wehelka noloshaada waa waxtarka aayahaaga waa wax sheega dareenkaaga waa ubadkaaga hooyadood waqti sii marwadaada dadka waxa u xoog wayn ruuxii waqibay laabtee uurkana fidi weerar ka car way gaadhee waqti sii marwadaada waa wakiilka eheladaada waa maalin ubadkaaga iyo waa nasiibaantee waqti sii marwadaada
Queue is empty
-- / --