VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamda - Lyrics

waxaad tahay ruux kalsooni karaamo jacayl qudhayda hankayga intuu ku kaabay kasbaday maankiyo xiskayga naftaad kobcisaa kal deeqa koonkan waxa nool aduunka qofkaan ka doortay dumarka xamdaay kugu raacay haybad hamiga laabtiyo kashayda adaa ku xawilay dareenka qalbiga kaydiya xasuusta adaa kaligaa xoraysatay kal iyo laab kuu nadiifa ayaa kalgacayl ku oole waxaad tahay ruux kaskayga kurbiyo ka ilaashay dhaawac intuu kobciyuu baxnaanshay kasbaday maankiyo xiskayga naftaad korisaa han deeqa farxada kaftankiyo wanaaga rabaa sharaf kuu hibeeyay markaan ku helaan kifaaxay
Queue is empty
-- / --