VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta xuuralcaynta dumar - Lyrics

cadaan iyo qurux casaana indhaha cawshiyo ilwaadka ceegaag suniyaha caboon sidii qaansadii cabiran hagaag cidhifyada ku xidhan hoheey caashaba hablaha iyadoo caynkaa ka dhigan cabaadhyaha luqunta iyo culays gubay leedahaan amaan carab koobi karin guduud camalkaan lahaa caqliga garashada haboon sidii xuuralcayntii dumar hablahay kaba caan tohoo wanaageeda cajaba cudoon hibashada edaabta asluubtiyo camal wanaaga waxa dhalay caalim sheekha anaa ku calmaday hanaanka casiis uga dhigay horyaalka hoheey hadalkiyo codkeedu malaha cadho iyo xumaanto ciiltira weeyaan nafteedu dareen ku casuumay dookha kalgacal runa kula cawayso
Queue is empty
-- / --