VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Argagaxiso - Lyrics

soomaali baan ahay asal dhalad baana nahay taariikhdana ogaalkay argagixiso maan noqon duul islaamaba baan nhay astaanteenu waa nabad dad ilaasha dariskooo ixtiraamabaa nahay umadaha illaahay dad amaan gashaa nahay argagixiso ma ihiyoo isis farac may galin alqaacidana ma aqaan umad meel ku nooloo afrikaana baa nahay geeska afrikada bari nfd anaa iska leh hora usii soco jabuutina anaa daga ddsi iyo agagaarka xamariyo ilaa iyo waqooyiga anigaa iska leh oo abtirsiimahayga iyo waa dhaxal awoowgay argagixiso ma ihiyoo isis farac may galin alqaacidana ma aqaan umad meel ku nooloo afrikaana baa nahay
Queue is empty
-- / --