soomaali baan ahay
asal dhalad baana nahay
taariikhdana ogaalkay
argagixiso maan noqon
duul islaamaba baan nhay
astaanteenu waa nabad
dad ilaasha dariskooo
ixtiraamabaa nahay
umadaha illaahay
dad amaan gashaa nahay
argagixiso ma ihiyoo
isis farac may galin
alqaacidana ma aqaan
umad meel ku nooloo
afrikaana baa nahay

geeska afrikada bari
nfd anaa iska leh
hora usii soco
jabuutina anaa daga
ddsi iyo agagaarka xamariyo
ilaa iyo waqooyiga
anigaa iska leh oo
abtirsiimahayga iyo
waa dhaxal awoowgay
argagixiso ma ihiyoo
isis farac may galin
alqaacidana ma aqaan
umad meel ku nooloo
afrikaana baa nahay

Exit mobile version