VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daroor - Lyrics

sida haadka duulee dusha sare dawaafee dagdag usoo dagee adaan kuu dul joogaa siduubuu daraadaa iilaba dibleeyayoo cishqi ugu darooroo anoo kuu diyaaree daruuryahay da,aysee biyuhuna durdurayaan dhulku doogo siman yahay ku dareertay duunyadu siduubuu daraadaa iilaba dibleeyayoo cishqi ugu darooroo anoo kuu diyaaree
Queue is empty
-- / --