VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Donald Trump - Lyrics

Dadkaygaan lahadlaayaaa Maraykanku waa dalwayn Duulaan laga helin majiro Hadana waa dawlad qudhaa Danguudbaa wada kulmisoo Cashuurta dadkaa usiman Sharcigaa lagu kalaa danbayn Dudsiin xaqa majiro Dastuurka maraykankiyo Donald dalka kaama xigo Adigu ha udabacsanaan Hadag dagine dalkaaga jog Dalkaygu markuu burburay Halkii dib udajintiyo Dagaan qoys aan ka helay Dalkaana ka mid ahaa Donald trump hanoo darnaan Dadkaaygaa ha ku digan waarhoy Dibnaha xumaha ha uga furin Hadalkii damqayana ha ku odhan Dastuurka maraykankiyo Donald dalka kaama xigo Adigu ha udabacsanaan Hadagdagine dalkaagaa jog
Queue is empty
-- / --