VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fariin - Lyrics

waxaan dirayaa fariin waxaan dugsadaa rajada waxaan daydayaa adiga dushaan kaa ilaashadaa jacaylkaan u daacad ahay dhibkaan ku diidayaa ruuxii isku kaaya dirayaa dadkaan ka qoonsadaa duruuftiyo waayaha xidhiidhkeenii dilee hadaanse diyaar u ahay inaan kula daadahshee waxaan ku gam,aa daren jacayl uu ku daahan yahay waxay doontaa naftani inaad dadka ugu xigtee cishqigan diirkiyo qalbiga jidhkayga dubaaxiyee damaca ii kaa dul sudhay ayaa ana ila dagee duruuftiyo waayaha xidhiidhkeenii dilee hadaanse diyaar u ahay inaan kula daadahshee
Queue is empty
-- / --