VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iga badan - Lyrics

igu filan jacaylkaagu iga badan agjoogaagu inyaroon ku waayaana qalbigaan ka ooyaaye aawadaa la kulankaaga orod ma isa soo qaaday anoo adi ku doonaayaa maxaan kugu ag meeraystay la'aantaa abaar weeyi ii soo dhawaw qaali ila faraxoo ii kaalay abuurkii jacaylkeena ila guro macaankiisa igu filan xidhiidhkaagu iga badan xasuustaadu agagaarka beerkayga ada dagay wadnaha qaybe sidiibaan adiga xubi eegmadaada ugu xiisi sidiibaan ilmada xubi adi kuugu qubayaaye
Queue is empty
-- / --