VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ila meereeso - Lyrics

Heedhe ina keeen may De hadaad diiday orod ilameerayso Hadalka badaniyo humaaga qariniyo Hawsha marabee heedhe ila dhaaf may De hadaad diiday orod ila meerayso Reerka hooyo kaalay ma u horseednaa Aduunka horumaray ma uhayaana may De hadaad diiday orod ila meerayso Inaan ka hadho anaa ku haystoo Hawraarta beentiyo hawada ila dhaaf Hore usii soco may De hadaad diiday orod ila meerayso Hilib walaaliyo hal qudhaa nahee Hiil ma ii noqon may De hadaad diiday orod ila meerayso Hilib walaaliyo hal qudhaa nahee Hiil ma ii noqon may De hadaad diiday orod ila meerayso
Queue is empty
-- / --