VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iska iloow - Lyrics

haloow baby ila hadal markii uu hanqaarmee hadal laga xumaadaa hawshii cakirantaye haloow baby ila hadal hadalkayga maqaloo aan heshiino maantee wixii hore iska ilaw xiliyada habeenkii dadku wada hurdayaan markaad hadal macaan hoos iigu sheegtaa farxad la hambalyeeyaa haloow baby ila hadal hadii uu jacaylkii halis galay macaanoow cadho laguma hoydee haloow baby ila hadal halka anigu aan rabo waa inaad ku haysaa haye aan idhaahdaa xiliyada habeenkii dadku wada hurdayaan markaad hadal macaan badan hoos iigu sheegtaan fatxad la hambalyeeyaa
Queue is empty
-- / --